Gurdanraac

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.


Gurdanraac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurdanraac

gurdanraacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg