gurey
(m.l)Nin gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurey ↴
gureyo [m.dh]
Naag gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg