Gurguurad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld gurguurasho.


Gurguurad

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: ilmo marxaladdii fadhiga iyo istaagga u dhexeeya oo jilbaha iyo labada gacmood ku socda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurguurad

gurguurasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg