Guri-kuhar

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Dad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga hareerahiisa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guri-kuhar


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg