Guriggal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld guriggelid.

Guriggal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guriggal

guriggelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg