Gurijoog

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn. 2. Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurijoog

xayeeshi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg