Gurmad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

1. G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo. 2. G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo. 3. Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4. ld gurmasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurmad

gurmasho | lallabo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg