guruf
(m.dh)Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guruf ↴
xunguruf [m.dh]
1. Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka. 2. Dafo. 3. Cadaa-wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg