Guubaabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guubaabo ↴
uugaabo | dhabaandhaw |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

