Guud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal. 3. Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guud ↴
aadami | aafo | aaho | kaalin | laac | naarsimo | saadaal-cudur | xafiis | yarayn | af |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg