Guudaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.


Guudaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Geel guudaan haya ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guudaan


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg