Guurso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho. 2. Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guurso


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg