Guuto

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan. 2. Dad badan oo wadajira.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guuto

abbaanduule | faragguuto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg