Guwaaniin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA. Waxa laga soo dhiraan dhirriyey buurin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guwaaniin


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg