Haalaati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati. xaraarad, hamuun, halaati, halalaati
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haalaati ↴
halaati | halalaati |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg