Haanse
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)Qaab qurxoon oo wax loo yeelo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haanse ↴
haansee | haanseyn | haanseysan | haanseysnaan | haanseysnaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

