Haanyoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haanyoo

haanyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg