Hab-kulxidh

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Hab kul daynaa-mikaad oo dhaca ama dhammaysyirma iyada oo aanu kul soo gelin kana bixin. Guud ahaan, isbeddelka kul-xidh waxa uu keenaa kor u-kaca ama hoos u-dhaca heerkulka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hab-kulxidh


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg