Habar-ari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Roobka deyrta ugu horreeya. 2. Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habar-ari

habar-eri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg