Habarjinni
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habarjinni ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg