Habbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid. 2. Wax culus ku dhufasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habbi

buunshabbixi | buunshabbixin | buunshabbixis | dhabbicid | dhabbis | dhabbis | dhabbisid | habbin | habbis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg