Habdhaqaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) eeg isle'egta socodka. Qaybta mekaanikada ee la xiriirta socodka walxaha, taas oo aan lagu tixgelinin xoogaggii dhaliyey socodkaasi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habdhaqaaq


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg