Habeendhax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof shaqo meel u aaday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habeendhax ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

