Habhab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro. 2. Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habhab

habhablee | habhableh | habhableyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg