Hadalhee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-heeyay, -haysay)

1. Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin. 2. Qof maqan wax ku saabsan sheegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadalhee

hadalhayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg