Hadeec

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.


Hadeec

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadeec

hadeecid | hudeec | hudeec | hudeecid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg