Hadeysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Digsi wax la daboolay noqosho.


Hadeysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax la daboolay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadeysan

hadeysmid | hadeysnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg