Haftee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haftee

haftayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg