Hafto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hafto

haftoo | haftood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg