Hagarbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto. 2. ld hagarbixid.


Hagarbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagarbax

hagarbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg