Hakis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld hakin.
Hakis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hakis ↴
cadgo' | cadgo' | hakin | shakisan | shakisnaan | shakisnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg