Hal-abuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Curinta maansada.


Hal-abuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Maanso curin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hal-abuur

abwaan | abwaanad | aftahan | aftahmo | gabyaa | hal-abuurid | hal-abuuris |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg