Hal-adayg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hal-adayg

hal-adkaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg