halaagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.

halaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaagan

halaagmid [m.f.dh]
eeg halaagan¹. ld halligmid.

halaagnaan [m.f.dh]
eeg halaagan². ld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.

halligan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
ld halaagan¹.

halligan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld halaagan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg