Halaalac
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
Halaalac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)Wax dhalaal badan bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaalac ↴
halaalicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg