Halaammaco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaammaco

halaammacayn | halaammacays | halaammacayso | halaammacee | halaammacood | halaammacoodi | halaammacoodin | halaammacoodis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg