Halaanhal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.


Halaanhal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaanhal

halaanhali | halaanhalid | halaanhalin | halaanhalis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg