halabayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halabayso

halabaysasho [m.f.dh]
eeg halabayso. ld halabaysad, halabaysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg