halacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho. 2. Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halacso ↴
halacsasho [m.f.dh]
eeg halacso. ld halacsad, halacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg