halaqjaflays
(m.l)

ld halaqjaflayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaqjaflays

halaqjaflayn [m.f.dh]
eeg halaqjaflee. ld halaqjaflays.

halaqjaflaysad [m.l]
ld halaqjaflaysasho.

halaqjaflaysasho [m.f.dh]
eeg halaqjaflayso. ld halaqjaflaysad, halaqjaflaysi.

halaqjaflaysi [m.l]
ld halaqjaflaysasho.

halaqjaflayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Saddexda goor ee wax la cuno ka hor halaqjafle cunid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg