Halcaamood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halcaamood


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg