Halcun
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Carjawda ka soo fiiqan cunaha ragga. 2. Qof hadalka shigshiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halcun ↴
cur | jocor |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

