Haleel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld haleelid.


Haleel

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

1. Wax la kulmid. 2. Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haleel

waafaq | ba'san | gaf | haleela-rin | haleelid | haleelo | haleelsii | haleelsiin | haleeshii |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg