Halqooq
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)1. Dabada (qanaanta) fardaha. 2. Wax walba kan ugu wanaagasan oo ugu qurux badan. 3. (u) Kalluunka biyaha iskiis uga soo booda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halqooq ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

