Halraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.


Halraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halraac

halraacid | jararaac | jararaacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg