Hambabar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hambabar

ceeriintahan | hambabarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg