Hambalaalaqsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax kala daadsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hambalaalaqsan ↴
hambalaalaqsanaan | hambalaalaqsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg