Hammuude

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Geed yar oo dhulka ku faalala oo miro la cuno dhala. ld hammuudo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hammuude

hammuudo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg