Hamuuntir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
Hamuuntir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hamuuntir ↴
hamuuntirad | hamuuntirasho | hamuuntirid | hamuuntiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg