Handaraab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Bir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.


Handaraab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aabay, -aabtay)

Albaab handaraab gelin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga handaraab

handaraaban | handaraabasho | handaraabid | handaraabnaan | handaraabnaansho | handaraabo | qataar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg